Afeef Turjumaad
field_block:node:page:title
Afeef Turjumaad
field_block:node:page:body
Markaad ku isticmaalayso Google Translate websaydka Minnesota Department of Revenue, fadlan ka warqab kuwan soo socda:
- Google Translate waa adeeg anaga naga baxsan oo ay bixiso Google.
- Minnesota Department of Revenue wax xakameyn ah kuma lahan sifooyinka, shaqooyinka, ama hawlaha adeegga Google Translate.
- Minnesota Department of Revenue ma dammaanad qaadayso saxnaanta, isku halaynta, ama wakhtiga ay qaadato macluumaad kasta oo la turjumay.
- Turjumaada tooska ah waa in aan loo tixgalinin mid sax ah loona isticmaalo kaliya qiyaas ahaan nuxurka ku qoran luqadda Ingiriisiga ee orijinaalka.
- Haddii ay dhacdo khilaaf ama farqi u dhexeeya tarjumaada iyo nooca Ingiriisiga orijinaalka ah ee websyadkan ama ogeysiis kasta ama afeef, nooca Ingiriisiga orijinaalka ah ayaa guulaysan doona.
- Adeeggan waxaa loogu talagalay oo keliya inay caawiso isticmaaleyaasha websaydkan ee ku hadla Ingiriisiga xaddidan.
- Walxaha qaarkood lama tarjumi karo, oo ay ku jiraan laakiin aan ku xaddidnayn menu-yada qaarkood, garaafyada, sawirrada, linkiyada dukumeentiga, macluumaadka cinwaanka, macluumaadka dadka lagala xiriiro, iyo qaababka dukumentiga la qaadan karo (PDFs).
- Lagaagama baahna inaad isticmaasho Google Translate si aad u turjunto nuxurkeena. Waxaan kuu siinaynaa Google Translate aalad ahaan. Waxaa jira aalado kale oo badan wax lagu turjumo oo la heli karo.
- Waxaad ka heli kartaa xoogaa macluumaad ku saabsan canshuurta oo si caadi ah loo turjumay websaydkeena ama boggeena Luqadaha Kale.
field_block:node:page:field_last_updated
Last Updated