field_block:node:page:title

Goobaha Canshuur Diyaarinta ee Bilaashka ah (Free Tax Site - Somali)

field_block:node:page:body

Barnaamijka Canshuur Xereynta Bilaashka ah iyo Canshuur-Caawiyaha AARP waxay sameeyaan canshuur diyaarin bilaash ayagoo kuu diyaarin doona, canshuurta federaalka, tan gobolka Minnesota-ka iyo waliba tan kirada gurigaaga. Waxaa jira in ka badan 200 goobood oo ku kala yaalla daafaha gobolka Minnesota. Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto in canshuurtaada bilaash laguugu xereeyo.

Maya, Goobaha canshuur xereynta ee bilaashka ah hadda waa xiran yihiin. Fadlan boggaan soo booqo marka la gaaro bisha Janaayo, si aad u ogaato goobaha furan 2022.

Aqbaarta Adeega
Goobo badan oo diyaarinta canshuur celinta oo bilaash ah ee ku taalo Minnesota ayaa loo hakiyay ama loo xadeeyay adeegyadooda sabab la xiriirto COVID-19. Hel goobo furan, saacadaha, iyo warbixinta xiriirka oo jaheynta Goobaheena Diyaarinta Canshuur Celinta Bilaashka ah.

Waad u qalmi kartaa inaad koronto ahaan ugu xareysid celintaada si bilaash ah. Si aad u aragtid haddii aad u qalantid, fiiri liIskeena oo bixiyayaasha xareynta korontada ah.

Wixii aqbaaro badan oo canshuurta gobolka iyo warbixinta ah, fiiri Jawaabteena ku aadan COVID-19.

field_block:node:page:field_paragraph

Contact Info

field_block:node:page:field_last_updated
Last Updated